Buuga Qolka Hurdada -

Waxaa jiray nin oday ah oo la odhan jiray Cumar. Cumar wuxuu ahaa nin deeqar ah, waxaana uu jecel yahay inuu dadka kale ka caawiyo sidii ay u heli lahaayeen nolol wanaagsan.